Daawo: Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Mid Mid U Sharaxay Cv-yada 12 Wasiir Ee Uu Goluhu Ansixiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Mid Mid U Sharaxay Cv-yada 12 Wasiir Ee Uu Goluhu Ansixiyay
January 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N):-Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigii Golaha ee maanta ka hor akhriyay Cv-yada ama Taariikh Nololeedka Xubnahan Golaha Wasiirada Ee Maanta lagu ansixiyay Fadhigii Golaha.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/63-P5bxQiCU

 

COMMENTS
LINKS