|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Waxka Badalka Ay Golaha Wakiiladu Ku Samaynayaan Xeer No;23 Oo ka Dhan Ah Maayarada..
January 23, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Si diiran Usoo Dhaweeyay Mooshinka ay Golaha Wakiilada Somaliland Wax kaga Badalayaan Xeerka no 23 kaasi oo ay Ku Tilaameen mid Aad ay ugu Baahan yihiin Golayaasha Deegaanka Dalku. Sidoo kale Xildhibaanada ayaa Bogaadiyay Gudiga Golaha Wakiilada Ee Mooshinkan Soo diyaariyay oo uu Ugu Horeeyey Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:DAAWO ; “Muuse Biiixi Waxaan Leeyahay Somaliland Waxay u Baahan Tahay Nin u Taliya Ee Uma Baahna Nin... Maxkamadda Sare oo Dhaarisay Xildhibaan Cusub Oo ku Soo Biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRR... “Madaxwayne Muusow Waxaan Ku Leeyahay, Waxaan Kuu Soconayn Waxba Haku Faran, Anagana Ilaahay Mareexa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|