Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Shaaciyay In La Boobay Dhulkii Berbera
January 4, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Xildhibaan Siciid CIlmi Roobe ayaa shaaciyay in dhulkii danta guud ahaa ee Berbera la boobay isla markaana uu dusha u saaray maayaradii u kala danbeeyey Berbera,wasiiradii xukuumadihii kala danbeeyey iyo ganacsatada Somaliland.