Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Iyo Wararkii U Dambeeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Iyo Wararkii U Dambeeyay
January 21, 2018 - Written by Reporter:

WARARKATukaraq (W,N):-Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ah Xildibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somliland ayaa gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool waxaanu kulamo la qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaankaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/r-z1fcLaA3Y

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS