|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Waynu Guulaysanay Oo Waad ka War Qabtaan Balse Waxaynu Utanaasulnay Danta Qaranka” Gudoomiye Cirro,
January 21, 2018 - Written by Editor:BORAMA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wafti uu hogaaminayo oo maanta safar ku tagay gobolka awdal gaar ahaan dedmada dilla iyo magaalada boorama Hadaba gudoomiyaha xisbiga wadani oo ka hadlay ujeedada safarkooda iyo sidii ay udhacday doorashadii oo uu bulshada reer awdal usheegay in uu xisbiga wadani guulaystay balse ay utanaasuleen danta qaranka DAAWO MUUQAALKA NUXURKA KHUDBADII GUDOOMIYE CIRRO; https://youtu.be/lQb3gEUAXrY Related posts:Dawlada Itoobiya oo sheegtay in afar ruux ay ku Naf-waayeen qarax gaari bas ah lagula beegsaday Galb... Ciidamadda RRU-da iyo Laanta Socdaalka oo Hargeysa ku qab qabtay kooxo looga shakisan yahay inay mal... DAAWO;-Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Talo Bixinta Sharci Ee Garyaqaanada Golu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|