|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Waynu Guulaysanay Oo Waad ka War Qabtaan Balse Waxaynu Utanaasulnay Danta Qaranka” Gudoomiye Cirro,
January 21, 2018 - Written by Editor:BORAMA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wafti uu hogaaminayo oo maanta safar ku tagay gobolka awdal gaar ahaan dedmada dilla iyo magaalada boorama Hadaba gudoomiyaha xisbiga wadani oo ka hadlay ujeedada safarkooda iyo sidii ay udhacday doorashadii oo uu bulshada reer awdal usheegay in uu xisbiga wadani guulaystay balse ay utanaasuleen danta qaranka DAAWO MUUQAALKA NUXURKA KHUDBADII GUDOOMIYE CIRRO; https://youtu.be/lQb3gEUAXrY Related posts:DAAWO;-Hooyo Sheegay In Wasiirka Waxbarashadu Gacan Saaray, Soona Bandhigtay Tacadi Ay Wasaarada Kal... Wajaale oo Lagu qabatay Basal Xumaatay oo laga Keenay dalka Suudaan iyo Halista Badh Suuqa lagu Fasa... “Gudoomiyayaasha Guurtida Iyo Wakiilada, Waxaanu Leenahayn Bulshada Usheega Wixii..”Gudidii Dhexdhex... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|