|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: “Waxaanu Umahad Naqaynayaa Madaxwaynaha Jsl Iyo Golihiisa Wasiirada, Oo Go,aan Ku Qaatay Waxay Bulshada Reer Wajaale Mudo Badan Ubaahnaayeen” .Suldaan Ismaaciil
January 21, 2018 - Written by Reporter:TOG WAJAALE (W,N):-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kaamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland Gaar Ahaan Suldaanka Gobolada Maroodi Jeex iyo Gabiley kana mid ah Gudida loo Xil saaray Town Planka Magaalada Tog wajaale ayaa ka hadlay qorsha lagu banaynayo wadooyinka Magaalada Wajaale waxaanu Madaxwaynaha Somaliland iyo Golahiisa Wasiirada uga mahad celiyay qorshahan ay fulisay oo ay Bulshada reer Wajaale mudo badan sugaysay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Murashaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Oo Qaarkood Aanay Buuxin Shuruudihii Looga Baahnaa Loona Gudbin Gu... Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Punthland Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Iyo Far... Milicsiga Xidhiidh Uu M. Madaxweyne Cigaal La Bilaabay Ereteriya; Ujeedadii Uu Ka Gaadhay Iyo Su’aas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|