|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: “Waxaanu Umahad Naqaynayaa Madaxwaynaha Jsl Iyo Golihiisa Wasiirada, Oo Go,aan Ku Qaatay Waxay Bulshada Reer Wajaale Mudo Badan Ubaahnaayeen” .Suldaan Ismaaciil
January 21, 2018 - Written by Reporter:TOG WAJAALE (W,N):-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kaamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland Gaar Ahaan Suldaanka Gobolada Maroodi Jeex iyo Gabiley kana mid ah Gudida loo Xil saaray Town Planka Magaalada Tog wajaale ayaa ka hadlay qorsha lagu banaynayo wadooyinka Magaalada Wajaale waxaanu Madaxwaynaha Somaliland iyo Golahiisa Wasiirada uga mahad celiyay qorshahan ay fulisay oo ay Bulshada reer Wajaale mudo badan sugaysay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;-Ganacsade Jaamac Karaaciiin Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Maamulka Gobolka ... Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Togdheer,Xukuuma... Kaalinta Hogaamineed Ee Madaxwayne Ku Xigeenka JSL Iyo Saamaynta Uu Ku Leeyahay Aqalka Madaxtooyad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|