DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu La Shaqayn Doonin Warbaahinta Madaxa Banaan!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu La Shaqayn Doonin Warbaahinta Madaxa Banaan!!
January 14, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo Ayaa Golaha Wakiilada Hortiisa ka Cadeeeyay Sida ay Warbaahinta Madaxa Banaan ula Dhaqamayaan

Wasiir cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa sidoo kale Sheegay in ay dawladu wixii war ah ee ay bixinayso ay siidoonaan Warbaahinta Dawlada oo kaliya .

Dhanka kale wasiirka warfaafinta ayaa ka dhawaajinay sida loo yaraynayo xadhiga wariyayaasha iyo cida lagala xisaabtamayo wararka khaldan ee ay baahiyaan  warbaahintu.

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdulkadir Habane

Daawo: Magaalada Gabiley Oo Qabowgu Uu Gaadhay Heer Ay Biyuhu Fadhiistaan Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Darbi Jiifka Ah

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Sahamin Cusub Oo Shidaal La Bilaabi Doono

Biyo La,aan Soo Food Saartay Dadwaynaha Ku Nool Magaalada Hargaysa Iyo Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Oo Istaagay

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS