Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilda Waxaanu uu sidoo kale uu ka warbixiyay ujeedada kulanka ay wada yeesheen Gudida Golaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka