|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
January 17, 2018 - Written by Reporter:Tukaraq (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Guurtida ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanay kulamo la qaateen Ciidamada Qaranka ee ku sugan Deegaanka Tukaraq. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Nashaad Farxaan Cali
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|