DAAWO ; Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha jsl Oo Digniin Culus U Diray Salaadiinta Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha jsl Oo Digniin Culus U Diray Salaadiinta Somaliland.
January 31, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirkuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa fariin culus udiray salaadiyiinta Somaliland kuwaasi oo uu ugu hanjabay in talaabo laga qaadi doono suldaanka danbe ee lagu arko isagoo ku Hadlaya wax dadka kala fogaynaya

Wasiirku xigeenka arimaha gudaha  ayaa hadalkan ka sheegay mar uu  kulan lalahaa cuqaasha kala duwan ee dalka,

COMMENTS
LINKS