Daawo: “Warbaahinta Madaxa Banaan Waxa U Baahan Dawlada”..Siyaasi Ismaaciil Buubaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: “Warbaahinta Madaxa Banaan Waxa U Baahan Dawlada”..Siyaasi Ismaaciil Buubaa
January 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N):-Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka Warfaafinta oo ahaa in masuuliyiinta Dawladu aanay adeegsan doonin Warbaahinta Madaxa Banaan,Waxaanu Siyaasi buubaa sheegay in aanay Dawladu  ka maarmi karin oo ay u baahantahay Warbaahinta Madaxa Banaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS