Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saaray Timo Xiirista Dhalinyarada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saaray Timo Xiirista Dhalinyarada
January 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland oo mudooyinkii u danbeeyay waday hawlgalo ay Timaha kaga Xiirayaan Dhalinyarada ayaa maanta Taliska Ciidanka Boolisku Go,aamo ka soo saareen hawl galka Dhalinyarada Timaha Lagaga Xiirayo, waxanay sidoo kale ay sheegeen in aanay hawl galaadasi aanay joogsanaynin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS