|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Dib u Xoqay Xanaftii Doorashada Madxtooyadu Reebtay Iyo Weedhaha Uu Ku Tiraabay.
January 13, 2018 - Written by Editor:“Maalin Dhawayd Ayaa Waxa Dhacay Nin Odaya Ayuun Baan Abti ku Idhaa, Maalintii Danbe Ayuu Igu Yidhi Suldaan Xasanoow Dee Nin Gunbuurana Waan Ahay Inan Reer Daahirina Way Idhashay Xagan Aad Abtiga Iiga Noqotay Manigaa Abti Kuu Ah, Markaasi Ayaan ku Idhi Dee Mayee Inan Jeegaanta ah Ayaa ku Dhashay Idinkuna Inanta Jibriil Abokor Abtibaad Utihiine Ogaada” ,Suldaan Xasan. BURCO (W,N) Suldaanka guud ee beelaha subeer awal ayaa weedhahan kaga hadlay madal ay iskugu yimadeen badi madax dhaqamedka Somaliland taasi oo isla markiiba abuurtay jawi buuqa iyo xasan saqu istaagay. Related posts:WASIIRKII HORE EE WASAARADA XIDHIIDHKA GOLAYAASHA OO WASIIRKA CUSUB KU WAREEJIYAY XILKII WASAARADA I... “Dagaalkii SNM Ee Aanu Ku Jirnay, Salaan Kor loo Korayo Ayuu Ahaa, Ninka Ugu Geesisanbaana, Halka Ug... Daawo Ciidamadda Ammaanka ee Faransiiska Oo Toogasho Ku Dilay Labadii Wiil Ee Wallaalaha Ahaa Ee Dil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|