DAAWO; Safiirka Jabuuti Ufadhiya Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Madaxwaynayaasha Labada Dal+ fariinta Uu Udiray Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Safiirka Jabuuti Ufadhiya Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Madaxwaynayaasha Labada Dal+ fariinta Uu Udiray Shacabka.
January 1, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Safiirka dalka jabuuti ufadhiya Somaliland  Ambsdor Xuseen Cumar Kawaale Ayaa dhambaal hamabalyo ah udiray madaxwaynaha jabuuti iyo marwadiisa

Sidoo kale safiirku wuxuu hambalyo taa lamid ah udiray madaxwaynaha Somaliland.

https://youtu.be/l5vh7FK8zuU

COMMENTS
LINKS