Daawo: Nuxurka Kulan Dhexmaray Cabdiraxmaan Cirro Iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Nuxurka Kulan Dhexmaray Cabdiraxmaan Cirro Iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida
January 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa kulan saacado socday waxaa uu xarunta Baarlamaanka kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS