Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka jawaabey eedeymo shalay uga yimid madaxweynaha Somaliland, waxaana uu Gudoomiye Ciro sheegay in Muuse Biixi loogu dhaarto in uu madaxweyne yahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/vGhXmcUuv1I
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office