|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Muuqaalka Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Wariye Ajaanib Ahi ka Diyaariyay Dhibaatada Gaadiidka Ka Haysata Jidka Isku Xidha Somaliland Iyo Jabuuti,
January 2, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Mudo ka Hor ayay hayd markii wariye ajaanib ahi uu socdaal ku yimid dalka somaliland kaasi oo uu safar dhulka ku maray jidka isku xidha somaliland dalka jabuuti ee mara xeebaha somaliland, Wariyaha ayaa warbxin cajiiba ka Diyaariyay dhibta ka haysata jidka gaadiidka waawayn ee qaada Rarka Una kala goosha labadan dal. Mid xuduuda lawyo cado. Sidoo kale wariyahan ayaa arimo kala dwuan kusoo qaadanaya warbixntiisa kuwaasi oo la xdhiidha dalka somaliland iyo halka ay juquraafi ahaan kaga taalo geeska africa iyo daganaanshaha ka jira, Halka ka daawo muuqalka warxinta oo si layaab caalamka ugu iyo cidkasta oo reer somaliland ah xusuusinaysa in jidkani ubaahan yahay dhisme lagu sameeyo walow xiligii ololaha lagu jiray uu madaxwaynaha xiligan ee ku guulasyatay doorashadii madaxtooyad somaliland Balan qaaday in uu dhisi dooni jidka isku jabuuti iyo somaliland hadii uu u gulaysto talada dalka ; Related posts:Siyaasi Cali Canter oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Hortaagan Yahay Fulinta Heshiiskii S... Halkan Ka Daawo Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Qayb Galay Mudahaarad Lagu Muujinayey Cabudhinta Ay Saxaafa... Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Oo Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Golaha Wasiiradiisa! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|