Daawo: Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun Ku Riday Laba Wariye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maxkamada Gobolka Awdal Oo Xukun Ku Riday Laba Wariye
January 7, 2018 - Written by Reporter:

Borama(W,N)-Maxkamada Gobolka Awdal ayaa maanta Laba Suxufi oo ka mid ah Saxafiyiinta ka hawlgala Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ku xukuntay midkiiba laba sanno oo xadhig ah, kadib markii sida ay maxkamaddu sheegtay ay ku caddaatay faafinta warar been-abuur ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS