DAAWO; Marwo Hodan Axmed Oo Si Qotodheer Usharaxday Doorka Ay Haweenku Ku Leeyihiin Golayaasha Degaanka Iyo Caqabadaha ka Horyimaada Xiliga Doorashada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Marwo Hodan Axmed Oo Si Qotodheer Usharaxday Doorka Ay Haweenku Ku Leeyihiin Golayaasha Degaanka Iyo Caqabadaha ka Horyimaada Xiliga Doorashada.
January 27, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Barnaamijka Arimaha Haweenka Ee TVga SAAB Ayaa Waraysi Uu la Yeeshay  Marwo Hodan Axmed Cabdilaahi Oo ah Xoghayaha Heer Qaran Ee Garabka Haweenka Xisbiga Xaakimka  kulmiye Isla markaana ah Xubnaha ugu firfircoon xisbiga  ayaa siqotodheer u sharaxday caqabadaha baahansan ee haweenka ka horyimaada marka ay isku soo sharaxaan doorshada golayaasha deeganka iyo baarlamaanka somaliland

Marwo Hodan Axmed ayaa kamid ahayd haweenkii isku soo Sharaxay Doorashadii Golayaasha Deegaanka  Waxayna xogogaal utahay caqabadaha dhabta ah ee haweenka ka haysta tartanka doorashooyinka iyo saamaynta ay ku leedahay Qabyaaladu’

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS