Daawo: Magaalada Gabiley Oo Qabowgu Uu Gaadhay Heer Ay Biyuhu Fadhiistaan Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Darbi Jiifka Ah

Gabiley (W,N)-Iyadoo guud ahaan Somaliland ay wakhti xaadirkan ay ka jirto qabow iyo dhaxan badan ayaa waxaa xiligan ka mid ah meelaha ay dhaxantu ka dhacdo ama ugu qaboow Magaalooyinka Gabiley iyo Wajaale, hadaba magaalada gabiley oo habeenkii xalay ay ka jirtay qabow badan ayaa waxaa subaxii hore ee saaka goobaha qaar lagu arkay biyihii … Continue reading Daawo: Magaalada Gabiley Oo Qabowgu Uu Gaadhay Heer Ay Biyuhu Fadhiistaan Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Darbi Jiifka Ah