|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Ay Dirirtu Dhawaan ku Dhex maray Labada Beelood Ee Dararwayne.
January 23, 2018 - Written by Editor:Wafti uu Hogaaminayo madaxwayne kuxigeenka Jamhuuriyada somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay ku Weheliyaan taliyaha ciidanka qaran ,xubno wasiiro ah iyo xildhibaano katirsan golaha waiilada oo maalintii shalay ahayd gaadhay jiida hore ee ciidamada somaliland joogeen ee tukaraq ayaa maanta galinkii danbe wuxuu soo gaadhay deeganka dararwayne oo kamida gobolka sanaag islamarkaana ay dhawaan dagaal khasaare badan gaystay uu ku dhexmaray laba beelood oo wadagan deegaanada, Related posts:Khilaafyo Is-huwan Oo Ka Taagan Iskaraabka Wershada Sibidhka Berbera Iyo Dhulka Uu Ku Yaalo Qabriga ... DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shir Uu Niarobi Kaga Qaybgalay. "Anagu Waxa Aanu Wadnaa Hoggaamiye Debacsan oo Dadka Isku Wadaaya, Laakiin Ma Wadno Nin Ad adag Oo Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|