|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Lalaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dalka Jabuuti.
January 6, 2018 - Written by Editor:Jabuuti(W,N) Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Si diiran loogu soo Dhaweeyay Caasimada Dalka Jabuuti Waftiga Madaxwaynaha Ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Caasimada Jabuuti Waxaa Kusoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele taasi oo Uu Ku qaabilay Meeqaabka Madaxwaynayaasha Lagu Qaabilo. Sidoo Labada Madaxwayne Ayaa kulan Nasasho ah kuwada Qaaday Qolka Soo Dhawayn Ee VIP.
Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Haayada Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Wax laga Xumaado ku Tilmaamay Talaabada a... Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo Daawo:Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Si Adag U Cambaareeyay Falkii Lagula Kacay Xoghayaha Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|