DAAWO; Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Soo Hor Jeestay Amarka Wasiirka Hawlaha Guud JSL ,Muxuuse ka Yidhi Xayiraadii Dhulka Berbera Ee Madaxwaynaha? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Magaalada Berbera Oo Ka Soo Hor Jeestay Amarka Wasiirka Hawlaha Guud JSL ,Muxuuse ka Yidhi Xayiraadii Dhulka Berbera Ee Madaxwaynaha?
January 4, 2018 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Maayarka Magaalada Berbera Cabdishukuur Cidin ayaa  ka jawaabay Qoraal kasoo baxay Wasaarada Hawlaha guud taasi oo Uu ku Tilmaamay mid aan sharciga waafaqsananayn.

Sidoo kale Maayarka Berbera ayaa  ka Dareen celiyay Wareego uu madaxwaynaha Somalilad dhawaan ku joojiyay dhulkii Raasiga bebbera oo ay hore xukuumadii madaxwayne siilaanyo Usiisay dad kala duwan,

COMMENTS
LINKS