DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Ay Dhulka Danta Guud ku Wareejinayaan Wasaaradaha Dawlada Ee Ay Khusayso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Ay Dhulka Danta Guud ku Wareejinayaan Wasaaradaha Dawlada Ee Ay Khusayso.
January 3, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Oo Maanta Xafiiskiisa Shir jaraa,id Ku qabtay ayaa sheegay In Dhulka Danta Guud ee ay hayaan ay Ku wareejin doonaan Wasaaradaha ku Shaqada leh

Sidoo kale Maayarka Caasimada ayaa Soo Bandhigay Tirada Dhulka Guud ahaan ay Gacanta ku Hayaan iyo waxyaabaha loogu talo galay in laga dhiso. ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/-7qzu7n1ZBQ

COMMENTS
LINKS