|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Ay Dhulka Danta Guud ku Wareejinayaan Wasaaradaha Dawlada Ee Ay Khusayso.
January 3, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Oo Maanta Xafiiskiisa Shir jaraa,id Ku qabtay ayaa sheegay In Dhulka Danta Guud ee ay hayaan ay Ku wareejin doonaan Wasaaradaha ku Shaqada leh Sidoo kale Maayarka Caasimada ayaa Soo Bandhigay Tirada Dhulka Guud ahaan ay Gacanta ku Hayaan iyo waxyaabaha loogu talo galay in laga dhiso. , HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/-7qzu7n1ZBQ Related posts:Qiso Ugub Ah:-Maxkamada Degmada Hargaysa Oo Ka Garnaqday Lamaane 13jir Iyo 12jir Ah Oo Rabay In Ay I... Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Somaalida Itoobiya Oo Xasaanadii Ka Xayuubiyey 12 Xildhibaan +Magacyad... DAAWO ; Abwaan Daaha Gaas Oo Mar 3Aad Kusoo Noqday Silsiladii Miimley Iyo Dulucda Maansada “Hawga ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|