Daawo: Kulan Deg Deg Ah Oo Ay Isugu Yimaden Ganacsatada, Salaadiinta Iyo Maamulka Gobolka Awdal
January 21, 2018 - Written by Reporter:
Borama (W,N):-Gudida Abaaraha ee Degmada Lughaya Iyo Maamulka Gobolka Awdal oo maanta kulan deg deg ah isugu yimi ayaa waxay baaq u direen Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaan Bulshada ku dhaqan Magaalada Boorama sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Abaaraha Ba,an ee ka jira Deegaanada Gobolka Awdal.