Tukaraq (W,N):-Ciidamada Qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka is rasaasayni laysku adeegsaday Hubka kala duwan ku dhex martay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool.
Halkan hoose ka daaawo muuqaalka