Daawo: Hay,adda Shaqaalaha Oo Imtaxaan Ka Qaaday 21 Arday Oo U Tartamaya Shaqooyin Ka Banaan Dawlada
January 1, 2018 - Written by Reporter:
Haragysa(W,N)-Hay,dda Shaqaalaha Somaliland ayaa maanta Jaamacada Hargaysa Imtaxaan kaga qaaday 21 Arday oo u Tartamaya Shaqooyin ka banaan dawlada.