Daawo: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Soo Bandhigay Waxyaabihii U Qabsoomay Sanadkii Tagay Ee 2017-Ka Iyo Kiisaskii Ay Ka Garnaqeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Soo Bandhigay Waxyaabihii U Qabsoomay Sanadkii Tagay Ee 2017-Ka Iyo Kiisaskii Ay Ka Garnaqeen
January 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa soo bandhigay kiisaskii ugu adkaa ee ay sanadkii tagay 2017-ka ayka garnaqeen waxaana uu sidoo kale uu soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS