|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Oo fariin Culus Udiray Haayadaha Wadashaqayntu Ka Dhaxayso.
January 8, 2018 - Written by Editor:“Waxaan Daraasay Doonaa Haayadaha la Shaqeeya Haayadan Iyo Qaab ay Ula Shaqeeyaan, Idiin Dhago Nug Laamaynee, Aynu Isku Dhago Nuglaan” Gudoomiye Xinif. Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga iyo barakacayaasha somaliland mudane cabdikariim (xinif) ayaa munaasibadii uu xilka kula wareegayay wuxu fariimo kala duwan udiray haayadaha ay wadashaqaynti ka dhaxayso haayada iyo sidoo kale shaqaalaha ka hawlgala xafiisyada haayada, Sidoo kale gudoomiye Cabdiriim ayaa balan qaaday in uu Shaqaalaha Haayada si siman uraadin doono xuquuq dooda iyo wixii ka maqan isagoo Balan qaaday inuu sifiican ula shaqayndoono. DAAWO MUUQAALKA WARKAN’;
Related posts:“Madaxwayne Biixi Waligii Kamuu Shaqayn, Danta Siyaasadeed Ee Abtiyaashii..”Siyaasi Geel Jire. DAAWO;Profesor Axmed Smaciil Samatar muxuu ka yidhi khilaaf ka dhashay Fagaare uu Qadiyada Somalilan... Hooska Daawo:Oradyahanka Caanka Ah Ee Mo Farah Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyaay Wadanka Jabuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|