|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Dib Udajinta.
January 8, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Somaliland mMudane Cabdikariim Ee Dhawaan Madaxwaynaha Somaliland Usoo Magacaabay ayaa Maanta xilkii si rasmi ah Ugala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dib Udajinta Mudane Cali Siciid Raygal. Haayada Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa hore u Ahayd Wasaarada Dib Udajinta. Munaasibada ay xilka kula kala Wareegayeen Masuuliyiinta ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhamaan haayada Ay wadashaqaynta la leh haayadan Ex Wasaarada Dib udajinta Sidoo kale waxaa munaasibadan kasoo qaybgalaya masuuliyiin kala duwan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XIL WAREEJINTAN; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Xarumaha Saddex Nootaayo Magaalada Borama Iyo Raadco Loogu Jiro Saraa... Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo u cumaamatay in uu dhex dhexaadin ka sameeyo khilaafka Shirgudd... DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryayta Oo Digniin Culus Udiray Shirkadaha Dhismaha Ee Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|