Daawo: Guddoomiye Cirro Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama
January 21, 2018 - Written by Reporter:
Borama (W,N):-Wati uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabadilaahi Ciro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaalada Boorama e xarunta Gobolka Awdal.