Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Booqdey Abwaan Baarleex Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Booqdey Abwaan Baarleex Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa
January 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maanta gurigiisa ku booqdey Abwaan Baarlaax oo xaalad caafimaad la jiifa.

Sidoo kale Gudoomiye Ciro ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay in gargaar lala soo gaadho Abwaan Baarleex oo xaaladiisa caafimaad dalka dibadiisa wax lagaga qaban karo.

Halkan hoose ka daaawo muuqaalka

https://youtu.be/C0NhV8_0p04

COMMENTS
LINKS