Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Xaal Ka Bixiyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan, Sheegayna In Aanu Suldaan Ahyn Ee Uu Ku Sime Yahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Xaal Ka Bixiyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan, Sheegayna In Aanu Suldaan Ahyn Ee Uu Ku Sime Yahay
January 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xaal ka bixiyay hadal deel qaaf ahaa oo hore uga soo yeedhay Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi,Waxaana uu sidoo kale Faysal Cali Waraabe sheegay in aanu Suldaan Xasan Ahyn Suldaan ee uu yahay Suldaaan ku sume ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/awJAZocRpIY

COMMENTS
LINKS