Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi
January 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Eedo Culus U Soo jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi waxaana uu sheegay in ay ka nasiib badnaayeen Madaxwaynayashii Daahir Riyaale Iyo Axmed Siilaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS