Daawo: Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Salal Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu U Magacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Salal Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu U Magacaabay
January 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeisa (W,N):-Badhasaabka cusub ee Gobolka Salal ayaa ka hadlay xilka cusub ee loo magacaabay isla markaan u mahad celiyay madaxwaynaha Somalilnd iyo bulshada ku kala duwan ee ugu soo taniyadeeyay xilka loo magacaabay, waxana uu sidoo kale sheegay in uu si cadaalad iyo sinaan ah bulshada ugu adeegi doono.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS