Daawo: Abwaan Afgudhiye Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Borama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abwaan Afgudhiye Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Borama
January 28, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N):-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyey Ale ha u naxariistee Abwaan Axmed Siciid Diiriye Afgudhiye oo habeenkii xalay aheyd ku guuriyoodey magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS