Cilmi Baadhis Lagu Sameeyey Magaalo Qadiimi Ah Oo Ku Taala Dalka Jabuuti
January 29, 2018 - Written by Reporter:
Djibouti (W,N)-Cilmi baadhayaal u kala dhashay Dalalka Jabuuti iyo Faransiiska ayaa soo bandhigay cilmi baadhis ay ku sameeyeen Magaalo qadiimiya oo taariikh fac wayn leh oo ku taala Dalka Jabuuti.