Axmed Yuusuf Yaasin Oo Salaadiinta Somaliland Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Hadalada Xanaafta Leh Ee Bulshada Kala Fogaynaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Axmed Yuusuf Yaasin Oo Salaadiinta Somaliland Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Hadalada Xanaafta Leh Ee Bulshada Kala Fogaynaya
January 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxwayne Ku-Xigeenkii hore ee Xukuumadii Daahir Riyaale Mudane Axmed Yuusuf Yaasin ayaa si adag uga hadlay Salaadiinta Iyo Cuqaasha hadalada xanafta leh ka dhex aloos naayeen waxaaana uu sheegay in Salaadiinta iyo Cuqaashu ku dhex milmeen Siyaada isla markaana ay joojiyaan hadalada xanafta leh ee Bulashada kala fogaynaya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS