|
|||||
WAJAALE NEWS
Akhriso Dhibaatada Qatar Iyo Wararaka Wadamadda Carabta.
January 3, 2018 - Written by Wariye:
Geesta kalena wararka naga soo gaadhaya UAE, Sacuudi wuxuu soo saarey VAT. Heshiiska guud ee canshuurta qiimaha dheeraadka ah (VAT) ee gobolka GCC si rasmi ah ayuu u dhaqan gali doonaa Janawari 1, 2018, iyadoo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ay ku dhawaaqeen fulinta dhabta ah, sidaana waxa Axaddii u sheegay wargeyska Kuwait
Wadamada Kuwait, Bahrain, Qatar iyo Oman ayaa la sheegay inay go’aansadeen in ay dib u dhigaan soo iibinta VAT illaa iyo inta laga gaarayo 2018 iyo 2019.
Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Hargeisa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|