Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadley Arinta Magaalada Qudus | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadley Arinta Magaalada Qudus
December 11, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Guddoomiyaha Kumeel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu si adag uga hadley xaalada Magaalada Qudus oo dhawaan dalka Mareykanku u aqoonsadey in ay tahay caasimada Yuhuuda,Waxaana uu sidoo kale uu si cad u sheegay in ku dhawaaqista go,aankaas Mareykanka ay u fudeydiyeen dawlado Islaam ah isla markaana carab ah kuwaas oo ilaashanaya kursigooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS