Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Maamulka Hawada Ee Soomaaliya Lagu Wareejiyay
December 29, 2017 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Xoghayaha Duulista ee Xisbiga Mucaaridka Waaddani ayaa si adag uga hadlay maamulka hawada ee lagu wareejiyay Dawlada Federaalka Soomaaliya,waxaana uu sidoo kale Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay si deg dega u soo celiso maamulka hawada Somaliland.