|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Maamulka Hawada Ee Soomaaliya Lagu Wareejiyay
December 29, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Xoghayaha Duulista ee Xisbiga Mucaaridka Waaddani ayaa si adag uga hadlay maamulka hawada ee lagu wareejiyay Dawlada Federaalka Soomaaliya,waxaana uu sidoo kale Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay si deg dega u soo celiso maamulka hawada Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|