Xeerar Madaxwayne Siilaanyo Hor Keenay Golaha Oo Xildhibaanada Wakiiladu Dib Ugu Celiyeen Iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay
December 3, 2017 - Written by Reporter:
Hargeysa(W,N)-Xeerar dhawaan uu madaxwaynaha xilka kasii dagaya md Axmed Maxamed Siilaanyo horkeenay golaha wakiilada Somaliland si ay u ansixiyaan oo saddex Xeer ka koobnaa ayaa ay xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland fadhi ay yeesheen maanta waxay ku diideen oo ay dib ugu celiyeen xeerarkasi madaxtooyada.