Waxa xilakii la kala wareegay wasiirkii hore ee wasarada waxbarashada iyo wasiirka cusub ee loo magacaabay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxa xilakii la kala wareegay wasiirkii hore ee wasarada waxbarashada iyo wasiirka cusub ee loo magacaabay.
December 19, 2017 - Written by Wariye:

WASAARADA-WAXBARASHADAHargeisa(wjn):-waxa maanta si rasmi ah xilalkii wasarada Waxbarashada iyo sayniska ee somaliland ula kala wareegay wasiirada wasadaasi

Waxan xafladan ay xilka kula kala wareegayaan ay ka dhacday xarunta wasarada.

waxana ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka Socda laamaha dawlada iyo madaxda wasarada waxbarashada iyo saynis.

waxan hadalo kala duwan oo ku saabsan talooyin iyo wax isku sheegid ka jeediyay masuuliyiinta ka soo qaybgalay munasibadan ay xilalka kula kala wareegayaan wasirada cabdilahi habane iyo wasiir yaasin faratoon

ugu damayntiina xafladan ayaa ku soo dhamaatay jawin aad u dagan

Kala soco video ku saabsan xafladaasi goor dhow wajaalenews.net

Wariye:Abdulkadir Habane

Wajaalenews.net

Hargeisa Office

COMMENTS
LINKS