|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxa xilakii la kala wareegay wasiirkii hore ee wasarada waxbarashada iyo wasiirka cusub ee loo magacaabay.
December 19, 2017 - Written by Wariye:
Waxan xafladan ay xilka kula kala wareegayaan ay ka dhacday xarunta wasarada. waxana ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka Socda laamaha dawlada iyo madaxda wasarada waxbarashada iyo saynis. waxan hadalo kala duwan oo ku saabsan talooyin iyo wax isku sheegid ka jeediyay masuuliyiinta ka soo qaybgalay munasibadan ay xilalka kula kala wareegayaan wasirada cabdilahi habane iyo wasiir yaasin faratoon ugu damayntiina xafladan ayaa ku soo dhamaatay jawin aad u dagan Kala soco video ku saabsan xafladaasi goor dhow wajaalenews.net Wariye:Abdulkadir Habane Wajaalenews.net Hargeisa Office Related posts:Beesha Caalamka Oo Wada Dadaalo Xoogan Oo Laysugu Soo Dhaweynayo Madaxda Siyaasada Somaliland Iyo Wa... “Suldaanka guud Waxaan Leeyahay, Suldaanka Subeer-awal Ayaad tahay Lagaagama Fadhiyin Inaad Adigu Ti... Ciidanka Booliiska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Kufsi Iyo Dil U Geystay Gabadh Yar Gobolka Awdal. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|