|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Xukuumadda Cusub Ku Wareejinayn Wax Dayn Ah
December 15, 2017 - Written by Reporter:Hargeysa(W,N):-Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa markii ugu horaysay ka hadashay inay wax deyn ah ku wareejinayso Cukuumada cusub,Waxaanay sidoo kale Wasiir Samsam ay sheegtay inaanay jirin wax deyn ah oo lagu leeyahay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|