|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Dawlaha Amniga Oo Ka Hadlay Shir Laga Abaabulayo Gobolka Sanaag
December 2, 2017 - Written by Reporter:Hargaysa(W,N)-Wasiir Dawlaha Amniga ee Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay Salaadiin shir beeleed ka wada Gobolka Sanaag,Sidoo kale waxaa uu digniin adag uu u diray Waalidiinta dhalay dhalinyaro Habeenkii Kooxo kooxo u socda oo khatar ku ah Amniga.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|